Madaxweynaha Jabuuti oo dhagax dhigay xarunta safaaraddii Jabuuti ee Soomaaliya “SAWIRRO”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo uu wehliyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta dhagax dhigay xaruntii hore ee Safaaradda Jabuuti...
Read more











