Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa qaar ka mid qasiidooyinka Nebi Ammaanka ah ee qeybta ka ahaa jadwalkii maanta, hadaba linkiga hoose ka dhageyso midka aad doonto
Read moreINNAA LILLAAHI WA INAA ILLEYHU RAAJICUUN Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada JFS Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta tacsi u diray shacabka oo ku wajahan geeri ku timid Guddoomiye-ku-xigeenkii hore ee Baarlamaanka...
Read moreWasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdirashiid Maxamed Axmed ayaa magaalada London ee xarunta Dalka UK kulan kula qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee halkaasi ku dhaqan. Kulankan ayaa...
Read moreXafladda Caleema saarka Madaxwaynaha Galmudug ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi (Farmaajo), Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada ee Puntland, Jubbaland, Koonfur Galbeed, Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle, Guddoomiyaha Gobolka...
Read moreCiidamada Xoogga dalka ayaa howlgallo lagu soo badbaadiyay xoolo ay dhaceen maleeshiyadka Al-shabaab ka sameeyay qaybo ka mid ah gobolka Galgaduud. Jeneraal Axmed Maxamed Tareedishe Taliyaha Guutada 52aad ee ciidanka...
Read moreMagaalada Baydhabo waxaa laga bilaabay afurinta dadka danta yar ee ku sugan magaalada kuwasoo kasoo barakacay qaybo ka mid ah Gobolka Bay. Guddoomiye ku-xigeenka taakuleynta Guddi loo xilsaaray afurinta Gobolka...
Read moreMagaalada Cadaado oo xarun kumeel gaar u ah dowlad goboleedka Galmudug waxaa ka socota qaban qaabada xafadda caleemo saarka Madaxweynaha maamulkaasi, iyadoo lagu wado in ay kasoo qayb galan mas'uuliyinta...
Read moreTartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii todobaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayay Telefishinka Qaranka, lagana dhageystay Idaacadda Radio Muqdisho ayaa waxaa caawa...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho