Ra’iisul Wasaare Cumar oo kulamo lagu xalinayo colaadda Gaalkacyo la qaatay madaxda Galmudug
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo maalintii labaad ku sugan magaalada Cadaado ayaa kulamo looga hadlayo xal ka gaarida xiisadaha ka jira magaalada Gaalkacyo la leh Madaxda dowlad goboleedka Galmudug. Mudane Cumar...
Read more











