Muqdisho 13 Feberaayo 2017 - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta qaabilay wufuud ka socotay xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya si ay uga wada hadlaan...
Read moreRa’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna Xildhibaan katirsan Golaha Shacabka ayaa ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Xildhibaan Jeneraal Siciid Xasan Geedi oo ku geeriyooday Isbitaalka Erdogan (Ex-Digfeer) oo maalmihii dambe...
Read moreWariye Xasan Raasto oo ha Wariyaha Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ee magaalada Oslo ayaa maanta magaaladani Tromsø lagu gudoonsiiyey abaalmarinta qiimeynta shakhsiga ee 2017-ka, taasoo ay si wadajir ah ubixiyeen Hay'adda...
Read moreMaxkamadda dowlad gobaleedka Galmudug ayaa maanta ku riday xukun lacageed oo gaaraya lixdan kun oo doolar 4-badmaax oo udhashay Wadanka Yeman, kuwaasi oo ay soo qabteen ciidamada Galmudug, iyagoo kalluumeeysi...
Read moreAllaha u naxariistee waxaa maanta qabuuraha Isbitaal Madiina ee magaalada Muqdisho lagu aasay Xildhibaan Saciid Xasan Geeddi oo xalay ku geeriyooday Isbitaalka Erdogan halkaasoo maalmihii la soo dhaafay uu ku...
Read moreMunaasabad lagu soo dhaweynayay Doorashadii Madaxweynaha Jamhuuridda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo lagu qabtay caasimada wadanka Suudaanta Koonfureed ee Juba. Xafladan oo ay kasoo qeybgaleen Jaaliyadda...
Read moreMadaxweynaha la doortay ee J.F.S Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa booqdey xarunta madaxtooyada, halkaasi oo uu ku soo dhoweeyey Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Mudane Xasan Sheekh Maxamuud. Madaxweynaha cusub, ayaa...
Read moreAkhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirrada isu bax nabadeed oo ay soo qaban qaabiyeen Maamulka Gobolka Benaadir, kaasioo ku saabsanaa taageerada ay u muujinayaan Madaxweynaha la doortay...
Read moreMadaxweynaha Dalka Koonfur Afrika Jacob Zuma ayaa Hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee la doortay Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo, isagoo sheegay in Dowliidisu ay soo dhaweynayso Madaxweynaha cusub...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho