Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo kormeeray xarumaha dowladda Hoose ee Xamar
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Taabit Cabdi Maxamed oo ay wehliyaan Guddoomiyihii hore ee Gobalka Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale, qaar ka mid ah guddoomiye ku-xigeennada gobolka...
Read more










