Wasiirka amniga iyo Taliyaha booliska oo shahaadooyin guddoonsiiyay saraakiil ciidan “SAWIRRO”
Wasiirka Amniga Gudaha iyo Taliyaha Ciidanka Booliiska ayaa maanta kaga qayb galay Akaadeemiyada Jen. Kaahiye xaflad ballaaran oo aad loo soo qabanqaabiyey oo lagu soo gebagebeynayey Tababbar meheradeedka Saraakiisha Ciidanka...
Read more










