Safiirka Soomaaliya ee boqortooyada Sacuudiga oo u hambalyeeyay Madaxweynaha cusub
Danjiraha Soomaaliya ee boqortooyada Sacuudiga Danjire Daahir Maxamuud Geelle ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo, isagoo bogaadiyay baarlamaanka oo ka dhabeeyay waxyaabihii ay...
Read more











