Howlgallo tiro dad ah lagu soo qabtay oo laga sameeyay Jowhar
Ku-simaha Taliyaha qeybta guud ee booliska gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheeegay in tiro dad ah loo soo qab qabtay dad lagu tuhmayo inay ku lug lahaayeen falal dil ah oo...
Read moreKu-simaha Taliyaha qeybta guud ee booliska gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheeegay in tiro dad ah loo soo qab qabtay dad lagu tuhmayo inay ku lug lahaayeen falal dil ah oo...
Read moreAkhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Waxbarashad ee Telefishinka iyo Radio Muqdisho, oo todobaadkan aan ku soo qaadanay waxbarashada ka jirta Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee...
Read moreGuddoomiyaha degmada Qandala Shirin Maxamed Quurshe oo Warbaahinta Qaranka u warramay ayaa sheegay in jidka loo galay gaari ay la socdeen Askar ka tirsan Ciidamada Puntland iyo dad rayid ah....
Read moreAkhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Faaqidaada oo ka baxa Radio Muqdisho subax waliba marka laga reebo subaxda Jimcaha, waxaana uu xambaarsanyahay macluumaad u badan wareysiyo iyo...
Read moreSubaxnimadii Arbacada ee ku beegnayd 25-01-2017, Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay Weerar Argagixiso oo loo adeegsaday Qaraxyo baabuur iyo Weerar toos ah kaas oo ay Al-Shabaab sheegteen in ay ku...
Read moreWasiir ku xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdalla Xuseen Cali, Saraakiil ka tirsan Wasaaradda Gaashaandhigga Turkiga iyo sii haayaha safiirka Soomaaliya ee wadanka Turkiga ayaa maanta booqday ciidamo Soomaaliya loogu...
Read moreMagaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Baay waxaa manta Aas Qaran loogu sameeyey Malaaq Malabow oo kamid ahaa odoyaasha Dhaqanka Koonfur galbeed oo kamid ahaa Dadkii kudhintay weerarkii Hoteel Dayax ee...
Read moreKormeerka uu maanta ku tegay dhismaha cusub ee Wasaaradda caafimaadka dalka oo ku yaala agagaarka KM0 Wasiirka howlaha guud iyo dib u dhiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Eng Saalax Sheekh Cusmaan...
Read moreGuddiga Qaban qaabada doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta bilaabay diiwaangelinta musharaxiinta u taagan tartanka loogu jiro ciddii qaban laheyd madaxtinimada Soomaaliya. Sheekh Shariif Sheekh Axmad Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa ...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho