Madaxweynaha J.F. Soomaaliya oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka Sacuudiga “SAWIRRO”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa warqadaha aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay danjiraha cusub ee Boqortooyada Sacuudiga u soo magcaabdey Soomaaliya. Madaxweynaha J. F. Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu xafiiskiisa...
Read more










