Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka oo shir uga qeybgalay Zimbabwe
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee JFS, Mudane Baashe Yuusuf Axmed ayaa ka qeybgalay Shirweynaha 7-aad ee Maxkamadaha Dastuuriga Afrika oo ka dhacaya magaalada Victoria Falls ee dalka Zimbabwe. Shirweynaha Maxkamadaha Dastuuriga...
Read more











