Guddoomiyaha SoDMA oo agab caafimaad ku wareejiyay Maamulka Isbadalka CXD
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle, xubina ka ah Guddiga Qaran ee Taakuleynta Dagaalka lagula jira kooxaha Khawaarijta ayaa maanta Agaasimaha Isbitaalka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Saadaam Cabdullaahi Cismaan...
Read more











