Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo soo xiray shir heer Qaran ah

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
1 year ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo soo xiray shir heer Qaran ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay Shirkii heerka Qaran oo looga tashanayay sidii loo yagleeli lahaa istraatijiyad Qaran ee hagi doonta geedi socodka hindisaha u diyar garowga sidii looga jawaab celinlahaa arrimaha masiibooyinka Dalka.

Shirkaan, oo socday nuddo laba maalmood ah waxaa ka soo qayb galay mas’uuliyiin sare oo ka socday hay’adaha kala ah WFP, FAO, DRC, iyo ICPAC oo ah xubin ka hoos shaqeysa IGAD, Sidoo kale waxaa goobjoog ka ahaa Safiirka IGAD u fadhiya Soomaaliya iyo hay’ado caalami ah ee ku shaqada leh arrimaha gargaarka iyo maareynta musiibooyinka. Khubaro ku takhasustay arrimahan ayaa iyaguna ka qayb qaatay kulanka.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya (SoDMA) Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa sheegay in shirka looga gol lahaa in laga wada-tashado sidii loo sameyn lahaa istraatijiyad Qaran oo ku saabsan ka hortagga iyo ka jawaabida masiibooyinka dalka.

Shirkan ayaa ka soo baxay qodobo iyo go’aamo wax ku ool ah oo wax oo wax weyn ka beddeli doona habka Soomaaliya ay uga jawaab celiso musiibooyinka, waxaana sidoo kale lagu balamay in lasii xoojiyo wada shaqeynta SoDMA ay la leedahay Bahwadaagteeda.

Previous Post

Ra’iisul wasaaraha XFS oo kulan la qaatay Danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya

Next Post

Madaxweynaha JFS oo soo xiray Barnaamijka Islaxisaabtanka Xukuumadda Dan-Qaran

Next Post
Madaxweynaha JFS oo soo xiray Barnaamijka Islaxisaabtanka Xukuumadda Dan-Qaran

Madaxweynaha JFS oo soo xiray Barnaamijka Islaxisaabtanka Xukuumadda Dan-Qaran

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In