Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Baydhabo
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta ku meel gaarka ah ee Dowlad gobolleedka Koonfur galbeed oo maalinta...
Read more










