Muqdisho Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Faramaajo), ayaa ku dhawaaqay in abaaraha ka jira dalka ay yihiin musiibo qaran oo u baahan in si degdeg ah looga...
Read moreSoomaaliya ayaa ka qayb gashay soo bandhigida Dal waliba waxa uu soo saaro, kaasi oo lagu soo bandhigay dalka Isutaga Imaaraadka Carabta, gaar ahaan magaalada Dubai. Agaasimaha guud ee Wasaaradda...
Read moreBarnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo, marka laga reebo Habeennimada Jimcaha...
Read moreXafladii ugu weyneyd ee ka dhacda dalka Maraykanka ayaa lagu qabtay magaalada Minneapolis, iyadoo xafladasi ay ka soo qeyb galeen culima’udiinkii ugu badnaa iyo qeybaha kala duwan ee Jaaliyadda Soomaalida...
Read moreGaroonka diyaaradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho ayaa kulan sagootin ah loogu sameeyay dhallinyaro loo diyaarinayo in ay ka howl galaan hay'adda Saadaasha Hawada Soomaaliya, isla markaana ay la wareegaan...
Read moreCiidanka Hay’ada Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa fashiliyay gaari ay saaranyihiin walxaha Qarxa kaas oo ay ku raadjoogeen ciidamada ammaanka. Gaarigaan ayaa la sheegay inuu qarxay markii...
Read moreCali Xuseen Ibraahim "Cali Kaba qori” Guddoomiyaha rugta ganacsiga Gobolka Banaadir ayaa sheegay inay sameynayaan guddi soo qiimeeya qasaaraha dhabta ah ee ka dhashay dabkii ka kacay Suuqa Bakaaraha ee...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho