Soomaalida Mareykanka ku nool oo qabtay xaflad lagu taageerayo Dowladda “SAWIRRO”
Boqolaal Soomaali ah ayaa soo buuxdhaafiyay goob lagu qabanayay xaflad lagu taageerayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo Ra'iisul wasaaraha magacaaban Mudane Xasan Cali Kheyre. Xafladan...
Read more











