Ra’iisul wasaaraha cusub oo la kulmay Safiirka UK ee Soomaaliya “SAWIRRO”
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta la kulmay Safiirka UK u qaabilsan Soomaaliya David Concar, iyadoo Safiirka uu soo dhoweeyay magacaabista Mudane Kheyre, uguna hambalyeeyay xilka culus...
Read more










