Madaxweyne Farmaajo oo lagu soo dhaweeyay boqortooyada Sacuudiga
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay dalka Boqortooyada Sacuudiga. Madaxweyne Farmaajo iyo wafdigii la socday...
Read more











