Ra’iisul Wasaaraha dalka Ethiopia oo soo gaaray Muqdisho
Ra'iisul Wasaaraha Dalka Ethiopia Hailemariam Desalegn iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa iminka soo gaaray magaalada Muqdisho, si uu uga qeyb galo xafladda lagu maamuusayo caleema saarka Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi...
Read more











