Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta ee Xukuumadda Federaalka ah Soomaaliya mudane Maxamed Jaamac Mursal (Geelle) oo safar shaqo ku jooga magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti ayaa maanta kulan la yeeshay Xafiiskiisa wasiirka...
Read moreKulankii wada tashiga ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha ee Xukuumadda Federaalka ah iyo Wasaaradaha Xanaanada xoolaha ee dowlad goboleedyada xubnaha ka ah dowladda Federaalka oo ay soo qaban qaabisay Wasaarada Xanaanada...
Read moreTababbarkan ku saabsanaa maamulka xafiisyada dowladda oo ay iska kaashadeen Wasaaradda amniga Gudaha iyo xarunta Muqdisho ee cilmibaarista ayaa waxaa ka qeyb galay xiritaankiisa mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda amniga gudaha...
Read moreMuqdisho, 5 June 2016 (Villa Somalia)---- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa tacsi u diray shacabka , qoyska iyo eheladii ay ka geeriyootay marxuumad weriye Sagal Salaad...
Read moreMuqdisho, 5 June 2016 (Villa Somalia)---- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Sharma’arke ayaa xarunta Madaxtooyada kula kulmey Guddiga Xaqiijinta Qoondada 30% ee...
Read moreQalabkan isugu jiray Shidaal ,qalabka difaaca lagu sameeyo, qalabka loogu talagay dayactirka gawaarida iyo teleefanada loo adeegsado qaraxyadda .oo garaash ku yaala dhabarka dambe wakaaladda biyaha ee iskooska Banaadir oo...
Read moreAllaha u naxariistee Marxuum Wariye Sagal Salaad Cismaan oo ka tirsan shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta, gaar ahaan Waaxda Warbaahinta Qaranka ayaa goor dhaw kooxo ku hubeysan bustoolado ku dilay afaafka hore...
Read moreHowlgal ciidamada kunaandooska Soomaaliya ayaa howlgallo ay ka fuliyeen deegaanka Beerxaani ee gobolka Jubbada Hoose ku dilay in ka badan 20 ka tirsan maleeshiyaadka Al-Shabaab, iyagoo bur buriyay baro ay...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho