Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane, Maxamed Cabdullaahi Maxamed “Farmaajo” ayaa maanta ku qaabilay Muqdisho Danjirayaasha dalalka carabta ee ka howlgala caasimadda iyo wafdi ka socday Ururka Jaamacadda Carabta. Madaxweynuhu waxa...
Read moreDanjiraha Soomaaliya ee Dalka Kuwait Danjire C/qaadir Amiin Sheekh ayaa hambalyo u diray dhmaan Ummada Soomaaliyeed gaar ahaan Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo ay baarlamaanka...
Read moreDanjiraha Soomaaliya u fadhiya wadanka Malaysia Abuukar Cabdi Cusmaan ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha Jamuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. “Mudane Madaxweyne Hambalyo, Ilaahay ha kugu guuleysiiyo xilka culus,...
Read moreDowladda Mareykanka ayaa hambalyo u dirtay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Mudnae Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo, iyagoo bogaadiyay Xildhibaannada labada aqal ee codka kalsoonida ah ku doortay Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa sheegay in shacabka uu uga mahadcelinayo taageerada ay la garab taaganyihiin, waxaana uu Xildhibaannada uga mahadceliyay sida ay...
Read moreDanjiraha Soomaaliya ee boqortooyada Sacuudiga Danjire Daahir Maxamuud Geelle ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo, isagoo bogaadiyay baarlamaanka oo ka dhabeeyay waxyaabihii ay...
Read moreRa’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna Xildhibaan katirsan Golaha Shacabka Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa u hambalyeeyay Madaxweyanaha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Mudane Carteh...
Read moreMadaxweynaha Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeelle Mudane Cali Cabduulaalhi Cosoble ayaa hambalyo kal iyo lab ah u diray madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee loo doortay in...
Read moreInta badan degmooyinka Gobolka Benaadir iyo qaar ka mid ah gobollada dalka ayaa waxaa laga maqlayay rasaas cirka loo ridayo oo loogu dabaal degayo Madaxweynaha cusub ee la doortay Mudane...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho