Madaxweynaha Soomaaliya oo Dalka Urdun kaga qayb gelaya Shir madaxeedka Jaamacadda Carabta “SAWIRRO”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Cammaan ee dalka Urdun, halkaasi oo uu Madaxweynuhu kaga qeyb geli doono shir Madaxeedka 28aad...
Read more











