Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cali Axmed Jaamac Jengali ayaa shaaca ka qaaday in Maalinta Arbacada la hakiyay guud ahaan howlihii duulimaadka ee garoonka diyaaradaha caalamiga ah...
Read moreWasaaradda Shaqada iyo Horumarinta Shaqaalaha Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in labada maalin ee nasoo aaddan Shaqooyinka laga fasaxay Shaqaalaha Dowladda iyo kuwa Gaarka ah. Ku-simaha Wasiirka Shaqada iyo...
Read moreQaar ka mid ah ardayda Soomaaliyeed ee wax kabarta dalka Sudaan ayaa soo dhoweeyay go’aankii ay gaartay Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda oo marka magacooda la soo gaabiyo loo yaqaan...
Read moreMusharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta qeybta labaad waxa ay bilaabayaan inay tegaan xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho, iyagoo khudbado ay uga hadlayaan...
Read moreGuddoomiyaha degmada Hiliwaa Cabdixakiin Cumar Cabdulle ayaa ugu baaqay dadka iska leh guryaha jajaban ee ku yaala degmada in sida ugu dhaqsiyaha badan ay u dhistaan, si loo soo celiyo...
Read moreHey’adda Golaha Qurbajoogta Soomaaliyeed ee magaciisa marka la soo gaabiyo loo yaqaano (GSD) ayaa war-saxafadeedka ay soo saareen ku dhaleceeyay go’aankii dowladda Mareykanka ee uu hogaamiyo Donald Trump ay ku...
Read moreMunaasabadan deeqda lacagta ah lagu guddoonsiinayay Wakiilo Maamulka degmada Balcad u qaabilsan dhanka abaaraha, isla markaana ay soo dhiibeen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee wadanka Sweden, loona soo wakiishay dhallinyaro waxbartay oo...
Read moreRa’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carteh ayaa soo dhaweeyay go’aanka Maxkamadda Caalamiga ah ee ICJ ay ku aqbashay dacwada Soomaaliya ee ku saabsan murranka soohdinta badda...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho