Dibad baxayaal aad u badan oo kor u dhaafayay kumanaan ayaa xalay isugu soo baxay aqalka looga arimiyo magalada Columbus Ohio, kuwaas oo ku qeylinayay ereyo ka dhan ah go'aamo...
Read moreMadaxweynaha Soomaaliya oo Addis Ababa uga qeyb-galay shirka Midowga Africa, ayaa dalka dib ugu soo laabtay. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo shirka hoggaamiyeyaasha Midowga Africa uga...
Read moreGuddiga Qaban qaabada Doorashada Madaxweynaha JF Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in gabi ahaanba la joojiyay doodii loo qaban lahaa Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya. Guddoomiyaha Guddiga C/rixmaan Ducaale...
Read moreBarnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo, marka laga reebo Habeennimada Jimcaha...
Read moreKu-simaha Taliyaha qeybta guud ee booliska gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheeegay in tiro dad ah loo soo qab qabtay dad lagu tuhmayo inay ku lug lahaayeen falal dil ah oo...
Read moreAkhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Waxbarashad ee Telefishinka iyo Radio Muqdisho, oo todobaadkan aan ku soo qaadanay waxbarashada ka jirta Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee...
Read moreGuddoomiyaha degmada Qandala Shirin Maxamed Quurshe oo Warbaahinta Qaranka u warramay ayaa sheegay in jidka loo galay gaari ay la socdeen Askar ka tirsan Ciidamada Puntland iyo dad rayid ah....
Read moreAkhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Faaqidaada oo ka baxa Radio Muqdisho subax waliba marka laga reebo subaxda Jimcaha, waxaana uu xambaarsanyahay macluumaad u badan wareysiyo iyo...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho