Subaxnimadii Arbacada ee ku beegnayd 25-01-2017, Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay Weerar Argagixiso oo loo adeegsaday Qaraxyo baabuur iyo Weerar toos ah kaas oo ay Al-Shabaab sheegteen in ay ku...
Read moreWasiir ku xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdalla Xuseen Cali, Saraakiil ka tirsan Wasaaradda Gaashaandhigga Turkiga iyo sii haayaha safiirka Soomaaliya ee wadanka Turkiga ayaa maanta booqday ciidamo Soomaaliya loogu...
Read moreMagaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Baay waxaa manta Aas Qaran loogu sameeyey Malaaq Malabow oo kamid ahaa odoyaasha Dhaqanka Koonfur galbeed oo kamid ahaa Dadkii kudhintay weerarkii Hoteel Dayax ee...
Read moreKormeerka uu maanta ku tegay dhismaha cusub ee Wasaaradda caafimaadka dalka oo ku yaala agagaarka KM0 Wasiirka howlaha guud iyo dib u dhiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Eng Saalax Sheekh Cusmaan...
Read moreGuddiga Qaban qaabada doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta bilaabay diiwaangelinta musharaxiinta u taagan tartanka loogu jiro ciddii qaban laheyd madaxtinimada Soomaaliya. Sheekh Shariif Sheekh Axmad Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa ...
Read moreGuddiga qaban qaabada doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxa ay ugu horeyn ku doorteen in uu guddoomiye u noqdo Xildhibaan Cabdiraxmaan...
Read moreXildhibaan Cabdiqaadir Cismaan Cabdisalaan (Kheyraat) oo ka mid ah Xildhibaannada maamulka Hirshabeelle ayaa ku baaqay in gurmad deg deg ah la gaarsiiyo dadkii ay saameynta ku yeelatay abaarta ka jirta...
Read moreWasiirka amniga ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in weerarkii maanta ay ku dhinteen 10 qof halka ay ku dhaawacmeen 51 qof. Wasiirka oo saxaafadda kula hadlayay...
Read moreMadaxda dowlad Goboleedka Koonfurgalbeed ee Soomaaliya ayaa ka tacsiyadeeyay intii ku dhimatay weerarkii maleeshiyada Al-Shabaab ay ku qaadeen hotelka Dayax ee magaalada Muqdisho, iyagoo si gaar ah tacsi ugu diray...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho