Maamul Goboleedka Hirshabeelle ayaa goor-dhow soo saaray Liiska Musharrixiinta u tartamaya Aqalka Sare Magacyada Xubnaha Musharixiinta Aqalka Sare Halkan Hoose Ka Akhriso:- 1-Xasan Axmed Haaruun iyo Aadan Axmed Xuseen 2-Faadumo...
Read moreDegmada Kaxda ee Gobolka Banaadir ayaa waxaa ka socday mudooyinkii la soo dhaafay dadaalo lagu furayo wadooyin horleh iyo dayactirka wadooyin burbursanaa oo caqabad ku ahaa dadka iyo Gaadiidka Dadweeynaha....
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa talisyada ciidanka qalabka sida ugu baaqay qorista iyo keydinta taariikhda ciidanka qalabkasida, si ay uga faa'iideystaan dhallinta soo koreysa....
Read moreWasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ka hadlay maalinta Caalamiga ah ee ee la dagaalanka la nolaanshiyaha dambi laga galay Weriyeyaasha, iyadoo...
Read moreGuddiga hirgelinta doorashooyinka dadban ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa faah faahin ka bixiyay waxyaabaha u qabsoomay iyo halka ay wax u marayaan hanaanka doorashooyinka aqalka Hoose. Afhayeenka guddiga hirgalinta doorashooyinka...
Read moreArdayda cusub ayaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Khartuum waxaa kusoo dhaweeyay uqayb-sanaha Xafiiska Hidaha iyo Tacliinta ee Safaaradda Soomaalida ee dalka Suudaan Dr Cabdiqaadir Maxamuud Guulane iyo Ururka ardayda Qaranka...
Read moreAkhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Faaqidaada oo ka baxa Radio Muqdisho subax waliba marka laga reebo subaxda Jimcaha, waxaana uu xambaarsanyahay macluumaad u badan wareysiyo iyo...
Read moreTaliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa Dalka Qatar kula kulmay Dhigiisa S/gaas Xamad Bin Jaasim bin Xamad Alathani iyo Ra'iisul wasaaraha Qatar Ahna Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Dalkaasi Abdalla Bin Nami...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho