Hay’adda Culimada Soomaaliyeed oo baaq u jeedisay Xildhibaanada
Hey’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa Xildhibaanada Qaranka ugu baaqday in ay ilaaliyaan danta dadka Soomaaliyeed, isla markaana ay ka fogaadaan in doorashada la musuq maasuqo. Guddoomiyaha Hey’adaas Sheekh Bashiir Axmed Salaad...
Read more










