Akhriso: Magacyada Musharixiinta maanta baarlamaanka ka horjeedin doono qorshahooda siyaadeed
Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta qeybta labaad waxa ay bilaabayaan inay tegaan xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho, iyagoo khudbado ay uga hadlayaan...
Read more











