Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirrada Madaxda Qaranka oo Salaadda ciidul Adxa dadweyne badan kula tukaday Masjidka Isbaheysiga Islaamka ee degmada Waaberi. ...
Read moreXoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda arrimaha gudaha, guddiga fududeynta shirka maamul u sameynta Gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe iyo mas'uuliyiin ka socday urur goboleedka IGAD ayaa magaalada Jowhar kulan saacado...
Read moreBarnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo, marka laga reebo Habeennimada Jimcaha...
Read moreBarnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo, marka laga reebo Habeennimada Jimcaha...
Read moreDhul baaxadiisa ay dhan tahay 16,080-Mitir isku wareeg ah oo laga dhisi doono Xarunta Guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka ayuu Guddoomiyaha Gobolka banaadir ahna Duqa magaalada Mudisho maanta ku...
Read moreAfhayeenka Wasaaradda amniga Soomaaliya C/kaamil Macalin Shukri oo lahadlay Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA, ayaa shacabka Soomaaliyeed ka dalbaday in ay la shaqeeyaan hay’adaha ammaanka dalka, oo ay ka...
Read moreXildhibbaan Nuur Faarax Jaamac oo ka mid ah Baarlamaanka Dawladda Faderaalka Soomaaliya ayaa kulan looga hadlayay xalinta dhacdadooyin kii is xig xigay ee lagu dilay Nabadoono dhawr ah la qaatay...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho