Buugga tacsida Marxuum Maxamed Cali Samatar oo ka furmay Safaaradda Soomaaliya ee dalka Uganda
Safiirada caalamka u fadhiya dalka Uganda ayaa saxiixay buugga tacsida Allaha u naxariistee Madaxweyne ku-xigeenka dowladii Kacaanka Sareeye Guud Maxamed Cali Samatar. Xoghayeyaasha koowaad iyo labaad ee Safaaradda Soomaaliya u...
Read more










