Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) ayaa magalada Baydhabo kusoo xiray shirka golaha wadatashiga Dowladaha Hoose ee Wadajir oo muddo afar cisho ah ka socday...
Read moreMuqdisho, 7 August 2016 (Villa Somalia)— Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo madaxda xubnaha ka ah Madasha Hoggaamiyeyaasha DFS iyo Dowlad Goboleedyada ayaa maanta kulamo la qaatey...
Read moreMunaasabad xariga looga jarayay Dugsiga sare ee degmada oo ay si wadajira uaga qayb qaaten dhismahiisa Dowladda Federaalka iyo Hay’ada USAID ayaa lagu qabtay qabtay dugsiga sare ee degmda Caabudwaaq...
Read moreShirka Madasha Hoggaamiyeyaasha Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada Soomaaliya ayaa weli si habsami leh uga socda Muqdisho, iyadoo la rajeynayo in maanta si rasmi ah loo soo afjaro. Ilaa iyo haatan...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Fedaraalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya kulan Casho Sharaf ah ugu sammeeyay Taliyeyaasha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo kuwa AMISOM. Kulanka ayaa Waxaa goobjoog...
Read moreMarwada Madaxweynaha Dalka Marwo Sahro Cumar Xasan ayaa maanta booqatay xarunta dhaqan celinta carruurta darbo jiifka ah ee degmada C/casiis ee gobolka Banaadir, halkaasi oo ay Marwada Madaxweynaha Dalka Marwo Sahro...
Read moreWasiirka Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Warfaafinta Mudane Maxamuud Cabdi Xasan Beekoos, Wasiirka ku-xigeenka Wasaaradda Waraafinta Mudane Cabdullaahi Colaad Rooble,...
Read moreAkhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa sawirada banaan baxii maanta ka dhacay taalada Daljirka Dahsoon ee degamda Boondheere.
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho