Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Faaqidaada oo ka baxa Radio Muqdisho subax waliba marka laga reebo subaxda Jimcaha, waxaana uu xambaarsanyahay macluumaad u badan wareysiyo iyo...
Read moreDoorashada aqalka Hoose ee wajiga 2-aad Dowlad Gobolleedka Puntland ayaa hadda soo gabagabooday, iyadoo lugu doortay 6 xubnood. Doorashada oo saaka ka bilaabatay caasimada maamulka Puntland ee Garoowe ayaa waxaa lagu...
Read moreDoorashada aqalka Hoose ee wajiga 4-aad ee Dowlad Gobolleedka Jubaland ayaa hadda soo gabagaboobay, iyadoo lugu doortay 5 xubnood. Doorashada oo saaka ka bilaabatay xarunta KMG ah ee dowlad goboleedka Jubaland...
Read moreMogadishu, 12 November 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Mareye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo...
Read moreXoghayaha Guud ee Qarammada Midoobay, Ban Ki-moon, ayaa ka guddoomay waraaqda aqoonsiga Danjirennimo ee Wakiilnimada Soomaaliya ee Qarammada Midoobay iyo Faracyadeeda Yuusuf Garaad Cumar Axmed. Xoghayaha Guud iyo Safiirka oo...
Read moreMadaxda Dowlad Goboleedyada Puntland iyo Galmudug ayaa maanta lagu wadaa inay ka wada hadlaan sidii xal loogu heli lahaa xiisadda colaadeed ee magaalada Gaalkacyo, isla markaana ay dhameystiraan heshiiskii ay...
Read moreWafdigan Wasiirada ah ee ka tirsan Dowlad goboleedka Galmudug ayaa waxaa hogaaminayay Wasiirka Dekadaha iyo gaadiidka Badda dawlad goboleedka Galmudug Burhan Warsame Cigaal, iyadoo ay qayb ka ahaayeen Wasiirka Dastuurka...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho