Madaxweynaha Dalka oo ka digay xasillooni darro siyaasadeed oo ka dhacda Galmudug
Muqdisho,10 January 2017- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka digay xasillooni darro siyaasadeed oo xiligaan ka dhacada degaanada Dowladda Gobolleedka Galmudug oo horumar ku tallaabsaday mudada...
Read more











