Doorashada Aqalka Hoose oo ka bilaabatay Garoowe iyo mudanihii ugu horeeyay oo la doortay
Magaalada Garoowe ee xarunta Dowlad goboleedka Puntland ayaa ka bilaabatay doorashada aqalka hoose, iyadoo Cali Yuusuf Cali Xoosh uu noqday Xildhibaankii ugu horeeyey ee loo doorto Aqalka hoose Barlamaanka Federalka...
Read more










