Doorashada Xubnaha Aqalka sare u matalaya Dowlad goboleedka Koonfurgalbeed oo Baydhabo ka bilaabaneysa
Doorashada Xubnaha Aqalka sare u matalaya Koonfurgalbeed ayaa maanta ka bilaabaneysa magaalada baydhabo ee xarunta KMG u ah dowlad goboleedka Koonfurgalbeed ee Soomaaliya. Dhageysiga khudbadaha musharixiinta aqalka sare oo shalay lagu soo...
Read more










