Maamulka Degmada Shibis oo deeq gaarsiiyay xarunta dhaqancelinta carruurta ee Kadare “SAWIRRO”
Guddoomiyaha Degmada Shibis ee gobolka Banaadir Axmed Muunin Maxamed ayaa maanta agab isugu jira kubado, dhar iyo daahyo gaarsiiyay xarunta dhaqancelinta carruurta darbi jiifka ah ee degmada C/casiis, halkaasi oo...
Read more











