WAR MURTIYEED Madasha Iskaashiga heerka sare ee heerka Wasiir
1-Wakiillo ka kala socda 46 dal iyo 11 hay’adood oo caalami ah ayaa iskugu yimid magaalada Istanbul 23ki iyi 24ki Febraayo 2016 si ay uga qaybqaataan shirka sadexaad ee heer...
Read more1-Wakiillo ka kala socda 46 dal iyo 11 hay’adood oo caalami ah ayaa iskugu yimid magaalada Istanbul 23ki iyi 24ki Febraayo 2016 si ay uga qaybqaataan shirka sadexaad ee heer...
Read moreHooyo Aamino Cali Nuur oo ka soo jeeda qoys sabool ah ayaa ku umushay 3 gabdhood oo mataano ah oo bila dhiman ah isbitaalka hooyada iyo dhallaanka ee Xanaano ee...
Read moreMaxkamada Sarre ee Dalku waxay u baahantahay ardayda dhawaan ka qalin jebisay kuliyadaha sharciga inay siiso fursad kuwooda raba inay aqoontooda iyo khibradooda kor u sii qaadaan. Ardayda fursadan ku...
Read moreWasaaradda Shaqada iyo Arimaha Bulshada ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamtay lacagaha sida qaldan looga qaadayo shacabka, iyadoo loo sheegayo in Dalka Sacuudiga loo qaadaayo, isla markaana digniin u dirtay...
Read moreDhallinayaradan oo tiradooda gaarayso 120 ayaa waxaa ay ku jiraan Xabsi ku yaala Wadanka Hindiya oo lagu eedeeyay fal burcad badeednimo ah, kuwaasi oo laga qabtay xeebaha dalka ayaa qaarka...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay sharciga ka hortaga lacag dhaqidda iyo maalgelinta Argagixisada. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tilmaamay in sharcigan uu ahmiyad gaar ah u...
Read moreWasiir ku-xigeenka Caafimaadka ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cismaan Maxamed Cabdi Daalo ayaa maanta agab ay ku jiftaan bukaanada u qabiyay afar isbitaal oo ku yaala magaalada Muqdisho, kuwaasi oo kala...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay shirka Madasha 6-aad ee Heerka Sare ee Soomaaliya iyo waddamada/hay’adaha iskaashiga la leh ee dhinaca dib u dhiska...
Read moreShabakadda Wararka Kulmiye iyo Bahda Saxaafadda ayaa maanta si wadajir ah magaalada Muqdisho xaflad qado sharaf ah ugu sameeyay Cayaartoyda 11-jirada Soomaaliya ku matalayay Koobkii Iskuulada Jaamacadda Carabta ee lagu...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho