Madaxweynaha dawlad goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta dhagax dhigay dhisme cusub oo ay yeelan doonto Wasaaradda waxbarashada ee Puntland, dhismahaas oo ka mid noqon doona dhismayaasha casriga...
Read moreGuddoomiyaha Deegaanka Qurac-Joome ee ka tirsan gobalka Bakool Cabdifataax Maxamed Cabaade ayaa sheegay in deegaanka uu horumar ku tallaabsaday, isla markaana ay ku guuleysteen xaqiijinta amniga. Guddomiyaha oo la hadlay...
Read moreShalay oo Jimco ah waxaa la soo gebagebeeyay dhegeysiga Diidmada Hordhaca ah ee Kenya ay uga soo horjeeddu furitaanka Dacwadda Kenya ka dhanka ah ee ay Soomaaliya u soo gudbisay...
Read moreMogadishu, 24 September 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo...
Read moreDowladda Kenya ayaa sheegtay in ay bilaabayso howgal cusub oo ay kula dagaalamayso Maleeshiyaadka Al-Shabaab ka dib markii Maleeshiyadaasi ay kordheen weerarada ay ku qaadayaan gobolka Waqooyi Bari ee dalka...
Read moreMadaxweynaha Jamahuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya kulan wada tashi ah kula yeeshay qeybaha kala duwan ee dhallinyarada Soomalaiyeed. Kulanka oo qeyb...
Read moreWasiirka Amniga Gudaha iyo Taliyaha Ciidanka Booliiska ayaa maanta kaga qayb galay Akaadeemiyada Jen. Kaahiye xaflad ballaaran oo aad loo soo qabanqaabiyey oo lagu soo gebagebeynayey Tababbar meheradeedka Saraakiisha Ciidanka...
Read moreAfar qareen oo caalami ah ayaa maanta bixiyay Jawaabta Soomaaliye ee ku wajahan diidmada Kenya ay dooneyso in ay isku hortaagto in Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladdu ay gasho kiiska...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ummadda Soomaaliyeed iyo ciidanka xoogga dalka uga tacsiyadeeyay geerida Jeberaal Maxamed Roble Goobaale, Taliyihii Guutada 3-aad ee XDS oo...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho