Sunday, August 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka Nabad sugidda ee gobolka Hiiraan oo gacanta ku dhigay Miinooyin la aasay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Baladweyne: dagaal xilligaan ka socda magaalada iyo Fatahaadii wabiga oo sii xoogeysatay.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa gacanta ku soo dhigay  miinoyin  kooxda UGUS  ay  ku uruursanayeen degaan ka  Ceelgaal ee hoos yimaada magaalada Beledweyne.

Saraakiisha  ciidamada  ee  howgalkan fuliyay ayaa sheegay in ay heleen xog ku saabsan  in miinoyinkan ay maleeshiyada Al-Shabaab ku aruurinayeen  goob kamid ah deegaanka Ceelgaal,

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo safar dhulka ah ku gaaray Degmada Cadaado

Madaxweyne Xasan Sheekh oo safar dhulka ah ku gaaray Degmada Cadaado

August 16, 2026
Ku-simaha Madaxweynaha Waqooyi Bari oo qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay

Ku-simaha Madaxweynaha Waqooyi Bari oo qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay

August 16, 2026

Taliyaha ciidanka Nabad Sugidda  ee Gobolka Hiiraan Xasan Kaafi Maxamed Ibraahim  ayaa sheegay in soo qabashada  qaraxyadan ay gacan ka geysteen dadka deegaanka, isagoo uga mahadceliyay sida ay ula shaqeeyaan laamaha ammaanka.

Ciidanka  booliska ee miina barista ayaa ku guleystay in ay  qaraxyadan ka soo saaran goobta lagu qarinayay ee godka ah, iyadoo aan qarxin.

Jeneraal Cumar dheere oo ka mid ah guddiga amniga gobolka ayaa  u mahadceliyay ciidamada howgalkan ku soo guuleystay.

Sarakisha ciidamada howgalkan fuliy ayaa shegay in  Kooxda  UGUS ay qarax yadan   in mudo ah ay ku aruurinayeen deganka,  isla markaan dadaal dheer oo ay  sameyeen ciidamada  qalabka sida  lagu guleystay  in la soo qabto qaraxyadan .

Previous Post

Xildhibaanno horleh oo lagu doortay doorashada Aqalka Hoose ee Jowhar “SAWIRRO”

Next Post

Guddoomiyaha Maxkamadda sare iyo Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo gaaray Kismaayo

Next Post
Shabaab oo laga saaray Tuulooyin ku yaalla galbeedka Magaalada Kismaayo

Guddoomiyaha Maxkamadda sare iyo Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo gaaray Kismaayo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo safar dhulka ah ku gaaray Degmada Cadaado

Madaxweyne Xasan Sheekh oo safar dhulka ah ku gaaray Degmada Cadaado

August 16, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehliyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa...

Ku-simaha Madaxweynaha Waqooyi Bari oo qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay

Ku-simaha Madaxweynaha Waqooyi Bari oo qaabilay wafdi ka socday Qaramada Midoobay

August 16, 2026
0

Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne Ku-xigeenka DWBS, Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jabriil ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayay ku xigeenka Ergayga...

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

August 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka tababar ugu soo xiray Galgaduud

August 16, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Dugsiga Xananbuure ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In