Wednesday, February 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Maxkamadda sare iyo Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo gaaray Kismaayo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
Shabaab oo laga saaray Tuulooyin ku yaalla galbeedka Magaalada Kismaayo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdigan ka soo degay garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo ayaa waxaa hogaaminayay xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir iyo sidoo kale guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka Ibraahim Iidle Saleebaan, waxaana markii ay kasoo dageen garoonka diyaaradaha Kismaayo halkaasi si ween ugu soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan Jubbaland.

Wafdiga ayaa loo galbiyay gudaha magaalada Kismaayo iyo xarunta Madaxtooyada Jubbaland, iyadoo uu Warbaahinta la hadlay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Cadaaladda iyo Garsoorka Dr Aadan Inshaar oo sheegay in socdaalka wafdiga ay la xiriirto sidii ay kulamo ula qaadan lahaayeen madaxda dowlad goboleedka Jubbaland.

Related posts

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

February 18, 2026
Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

February 18, 2026

Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir ayaa ka mahadceliyay sida loo soo dhaweeyay, isla markaana ay kulamo la yeelan doonaan madaxda maamulkaasi.

Previous Post

Ciidanka Nabad sugidda ee gobolka Hiiraan oo gacanta ku dhigay Miinooyin la aasay

Next Post

Ciidamada Dowlada oo la wareegay Deegaano ay iska soo abaabuli jireen Al-shabaab.

Next Post
Ciidamada XDS oo Al-shabaab kala wareegay deegaano ka tirsan Jubbada hoose

Ciidamada Dowlada oo la wareegay Deegaano ay iska soo abaabuli jireen Al-shabaab.

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

February 18, 2026
0

Senator Xasan Iidow Muxumed Kobac ayaa deeq raashiin afur ah u qeybiyay qoysas danyar ah oo ku nool Gobolka Banaadir,...

Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

February 18, 2026
0

Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdillahi Bidhan Warsame, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda...

Wasiirka Amniga XFS oo Safiirka Turkiga kala wareegay qalab ciidan

Wasiirka Amniga XFS oo Safiirka Turkiga kala wareegay qalab ciidan

February 18, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta si rasmi ah uga kala wareegay...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray Shirka Warbaahinta iyo Xiriirka Dowladda oo lagu falanqeeyay xaaladda abaaraha

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray Shirka Warbaahinta iyo Xiriirka Dowladda oo lagu falanqeeyay xaaladda abaaraha

February 18, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo xiray Shirka Warbaahinta iyo Xiriirka Dowladda oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In