Wajiga Koowaad ee doorashada aqalka Hoose oo ka socoto Jowhar iyo Xildhibaanno la doortay
Wajiga koowaad ee doorashada aqalka Hoose ayaa iminka ka socota magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabeelle, waxaana maanta loo tartamaaya 13 kursi oo aqalka Hoose ah. Xildhibaan Khadiija Maxamed...
Read more










