Xoghayaha Guud ee Q.M oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Danjire Yuusuf Garaad
Xoghayaha Guud ee Qarammada Midoobay, Ban Ki-moon, ayaa ka guddoomay waraaqda aqoonsiga Danjirennimo ee Wakiilnimada Soomaaliya ee Qarammada Midoobay iyo Faracyadeeda Yuusuf Garaad Cumar Axmed. Xoghayaha Guud iyo Safiirka oo...
Read more










