Xildhibaan Faadumo Axmed oo ku geeriyootay dalka India
Allaha u naxariistee Xildhibaan Faadumo Axmed Nuur oo ka tirsaneyd baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa ku geeriyootay dalka India, halkaasi oo ay ku xanuunsaneyd muddooyinkan dambe. Guddoomiye ku-xigeenka haweenka...
Read more









