R.Wasaare Sharma’arke “Waxaan Madaxda Puntland iyo Galmudug isku afgaranay in ay dhaqan geliyaan Xabad joojin deg deg ah”
Ra’isul Wasaaraha Xukumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaa’arke oo kulan qadka teleefonka kula yeeshay Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug ayaa sheegay inay isku afgartay in magaladda Galkacyo laga dhaqan...
Read more











