Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay La-taliyaha arrimaha dhallinyarada
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Marwo Hani Cabdi Gaas in ay noqoto La-Taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Dhallinyarada iyo Cayaaraha. Marwo Hani Cabdi Gaas oo...
Read more











