Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Senator Maxamed Cali Gaagaab
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska, eheladii, iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay Marxuum Senator Maxamed Cali Yuusuf Gaagaab. Madaxweynaha ayaa xusay...
Read more











