Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha hoggaanka baarista dembiyada oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Urdun

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
1 year ago
in Wararka
0
Taliyaha hoggaanka baarista dembiyada oo shir muhiim ah uga qeybgalay dalka Urdun
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha Hoggaanka Baarista Dembiyada G/Sare. Muxudiin Axmed Cusmaan, ayaa Magalaada Amaan ee dalka Urdun uga qeyb galey shir ay soo qaban qaabisey Wasaarada Amniga Dalka Urdun/Jordan, IOM iyo Jaamacada Daraasadka Amniga ee Naรฏf.

Shirkaaas oo soconaayey 3 casho 15 – 18 July 2025, ayaa waxaa ka soo qeybgalay masuuliyiinta dhigiisa ah ee Dowlaha Jaamacada Carabta, waxaana diirada lagu saarey la dagaalanka Socdaalka sharcidarada ah oo Tahriibka qeyb ka yahay, kaas oo dhibaato badan ku haayo Caalamka gaar ahaan dalaka Geeska Afrkica, ayadoo mudooyinkii ugu dambeeyey Soomaaliya ay kordhayeen kiisaska la xariirka Dembiyada lagu galo Tahriibinta.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

Taliyaha ayaa ka jeediyey Shirka soojeedin ku saabsan sida Ciidanka Boliiska uu ula tacaalo dambiyadaas gaar ahaan Hoggaanka Baarista Dembiyada iyo sidii la iskala kaashan lahaa la dagaalanka dembiyadaas heer Gobol iyo mid Caalami.

Taliyaha, ayaa sidoo kale ka qeyb galey Pannel looga hadlaayey qataraha Tahriibka iyo Doorka kaga aadan Hayโ€™ada Amniga oo ugu horeeyo Boliiska Gaar ahaan ahaan Hoggaanka Baarista Dembiyada ( CID) kaas oo si faahfaahsan ugu falanqeeyey Marxalada Tahriibinta ee Dalka ka jira iyo Waxyabaaha keena.

Wasaaradaha iyo Hayโ€™adaha ka qeyb galey shirka ayaa si wada jir ah hoosta uga xariiqey in ay kordhin doonaa gacansiinta dhanka Tababarada, Qalalbka iyo la talinta Hayโ€™adaha Amniga ay ugu horeyso CID-da iyo Hayโ€™ada Socdaalka iyo Jinsiyadaha si ay awood buuxda uga yeelan lahaayeen la- dagaalanka Tahriibka iyo Guud ahaan dembiyada Abaabulan.

Ka qeybgalka shirkaan, ayaa muhiimad gaar ah u leh Hayโ€™adaha Amaanka gaar ahaan Boliiska Soomaaliyeed oo leh masuuliyada koowaad ee la dagaalanka, Yareynta iyo Ciribtirka Dembiyada nuucaan ah.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Labaad ee XFS oo kulan la qaatay Guddiga loo xilsaaray gurmadka abaarta ee gobolka Awdal

Next Post

๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐—๐…๐’ ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐ค๐ข๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐Œ๐ข๐๐จ๐จ๐›๐š๐ฒ ๐ž๐ž ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐Œ๐ข๐ซ๐จ-๐๐ก๐š๐ฅ ๐š๐ก ๐–๐š๐๐š ๐˜๐ž๐ž๐ฌ๐ก๐š๐ฒ

Next Post
๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐—๐…๐’ ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐ค๐ข๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐Œ๐ข๐๐จ๐จ๐›๐š๐ฒ ๐ž๐ž ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐Œ๐ข๐ซ๐จ-๐๐ก๐š๐ฅ ๐š๐ก ๐–๐š๐๐š ๐˜๐ž๐ž๐ฌ๐ก๐š๐ฒ

๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐—๐…๐’ ๐ข๐ฒ๐จ ๐–๐š๐ค๐ข๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ฆ๐š๐๐š ๐Œ๐ข๐๐จ๐จ๐›๐š๐ฒ ๐ž๐ž ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง ๐Œ๐ข๐ซ๐จ-๐๐ก๐š๐ฅ ๐š๐ก ๐–๐š๐๐š ๐˜๐ž๐ž๐ฌ๐ก๐š๐ฒ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In