Guddoomiye Jawaari oo ka tacsiyadeeyay geerida ku timid Xilldhibaan Xuseen Warsame Samatar
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa Xildhibaannada, ehelada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay geeridii ku timid Allaha u naxariistee Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga...
Read more











