Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Wasaaradda shaqada ku amray inay dhisaan sanduuqa naafada Qaranka, si bulshada Soomaaliyeed ay uga qeyb qaadato u gurmashada dadka...
Read moreUrurka SAAD oo ah urur dhalliyaro ah, una adeega bulshada ayaa maanta booqasho ku tegay Dugsiga hoose iyo dhexe ee Warjiroow oo hoos taga degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhexe,...
Read moreBarnaamijka Dhacdooyinka Maanta waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo, marka laga reebo Habeennimada Jimcaha...
Read moreMuqdisho-1-da May 2016- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad loogu dabaal degeyey 1-da May oo ku asteysan maalinta shaqaalaha adduunka. Xasan Sheekh...
Read moreMunaasabad isugu jirtay xuska 1-da May oo ah Maalinta Shaqaalaha Soomaaliyeed iyo kan Adduunka iyo furitaanka dhib u dhis lagu sameeyey Xarumihii Wasaaradaha Shaqada iyo Arimha Bulshada iyo Wasaaradda Hawlaha...
Read moreMadaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta magaalada Boosaaso kula kulmay wefdi balaaran oo ka kala socday dawladda Federaalka Soomaaliya, dawladda Talyaaniga iyo urur goboleedka IGAD. Wefdiga ayaa...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka rajay xarumaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha bulshada iyo tan howlaha guud oo dhawaan dib u dhis...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho