Hananka geedi socodka doorashooyinka sanadkaan 2016 ka la filayo in ay Soomaaliya ka dhacdo ayaa lagu go’amiyey shir heer Qaranka oo qabsoomay magalooyinka Muqdisho iyo Kismaayo kuwas oo ay hormuud...
Read moreAkhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa barnaamijka Faaqidaada oo ka baxa Radio Muqdisho subax waliba marka laga reebo subaxda Jimcaha, waxaana uu xambaarsanyahay macluumaad u badan wareysiyo iyo...
Read moreMaxkamadda sare ee ciidanka qalabka ayaa maanta xukun dil ah ku riday shan qof oo afar ka mid ah ay ahaayeen kuwii ka dambeeyay qaraxyadii 28-kii Febraayo ka dhacay magaalada...
Read moreRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa rajo ka muujiyay in Xukuumadda ay ku guuleysaneyso dhismaha Maamul u sameynta gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe. Mudane Cumar...
Read moreBaarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya oo maanta kulan ku leh xarunta golaha Shacabka ee Muqdisho waxaa hortagaya Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, si uu uga hadlayo hanaanka doorasho ee dalka. Xildhibaan Maxamed Cumar...
Read moreXafiiska Hay’adda Qaxootiga Adduunka u qaabilsan UHNCR ee magaalada Nairobi ayaa gaadiid loogu tala galay in lagu ilaaliyo ammaanka Xeryaha Qaxootiga ku wareejiyay Booliska gobolka Waqooyi bari ee dalka Kenya....
Read moreXaflad lagusoo gaba gabeynayay shirkii looga hadlayay tayeynta qaabdhsimeedka ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee ka socday magaalada Muqdisho 3-dii maalin ee lasoo dhaafay ayaa lagu qabtay kuliyadda tabbaarka ciidanka Booliska Jeneral...
Read moreMunaasabadan lagu dooranayay guddoomiyaha cusub ee ururka Suxufiyiinta Gobalka Mudug ee Galmudug ayaa lagu qabtay Hotelka Embassy ee magaalada Gaalkacyo, waxaana ka soo qayb galay mas’uuliyinta Maamulka Degmada Gaalkacyo,...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho