Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdirasaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in ciidamada qalabka sida ay ku guuleesteen ka hortaga weeraro dhowr ah oo Argagixisada ka geysan rabtay qeybo...
Read moreWasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo lahadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in daraasad ay sameysay Wasaaradda Warfaafinta lagu ogaaday in askariga uu...
Read moreKulankan oo looga tashanayay Hindise sharciyeedka ku saabsan diyaarinta siyaasada Qaran ee Jinsiga oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqda Aadanaha ayaa waxaa ka qeyb galay Xildhibaanno, ururada...
Read moreGuddoomiye ku-xigeenka dhinaca siyaasada ee Maamulka gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye ayaa maanta tababbar u furay fududeeyayaasha Mashruuca waxbarashada madaniga ah oo ay wadaan Ururuka Kaah oo samafalka ka...
Read moreSanadkasta waxaa uu maskaxda noolaha uga tagaa sheekooyin isugu jira farxad iyo murugo, kuwaas oo ugu soo noqnoqda xusuusata hadba sida ay usaamayso ama hadaan sikale udhigo qofkasta waxaa maankiisa...
Read moreMunaasabadan shahaado lagu siinayay 107 arday oo dhamaysatay dugsiga hoose dhexe una talaabaysa dugsiga sare ayaa lagu qabtay iskuulka Shira Jaaamac Axmed Juge waxaana ka qayb galay mas’uuliyiin ka socotay...
Read moreWasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini, ayaa maanta xafiiska ku qaabilay Taliyaha Ciidamadda Midowga Africa ee AMISOM Jeneraal Mohammedesha Zeyinu, waxana kulanka ku weheliyey Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka...
Read moreGuddi isku howlay xalinta xiisado ku soo laab laabtayDegmada Caabudwaaq ayaa soo bandhigay sida ay oga gun gaareen arintaasi. Guddiga ayaa mudadii ay ku jireen howshaasi xal u helideeda ay...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho